Shan shan kubadalo
Waa shan hadad badsato Naftada dhibkukeni kara iyo shan Caafimadkaga ufiican.
1. hilibka cunistisa Yaree Qubar kubadalo.
2. Sonkorta yaree Miraha Furutka isticmal
3. Gaari Fuulka Yaree Socodka Isticmaal
4. Walwalka yaree Hurdo kubadalo
5. Xanaaqa Farxad kubadalo
0 Comments